Qaar ka mid ah dalalka Caalamka oo Soo Dhoweeyay Sanadka Cusub 2019

0
858

Qaar ka mid ah dalalka Caalamka oo Soo Dhoweeyay Sanadka Cusub 2019

Magaalooyinka Hong Kong, Sydney, Auckland iyo weliba caasimada Koofurta Kuuriya Pyongyang ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay sanadka cusub ee 2019.

Kumanaan ruux ayaa isugu soo baxay barxado ku yaal magaalooyin ka mid ah wadamada qaarada Aasiya iyo weliba Australia iyadoo hawada sare loo ridey iftiin kala duwan oo indhaha soo jiidanaya.

Wadamada caalamka oo saacadaha ku kala gedisan ayaa sanad walba waxaa lagu soo dhoweeyaa damaashaad iyo fantasiyo kala duwan.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here