Golaha Iskaashiga oo soo dhaweeyay dadaalka Golaha Aqalka Sare ee xal u helida Khilaafka dowladda dhexe iyo M/goboledyada

0
580

Golaha Iskaashiga oo soo dhaweeyay dadaalka Golaha Aqalka Sare ee xal u helida Khilaafka dowladda dhexe iyo M/goboledyada

Golaha Iskaashiga Maamul Goboledyada ayaa soo saaray qoraal ay ku soo dhaweynayaan warbixintii ka soo baxday Guddiga Xalinta Khilaafaadka Aqalka Sare ee dalka.

Golaha Iskaashiga dowlad Goboledyada ayaa waxa ay sheegeen dadaalka Xubnaha Aqalka Sare ay wadaan inay tahay arrin wanaagsan si loo xaliyo mushkilada taagan ee keentay in qaar ka mid ah dowlad Goboledyada ay xiriirka u jaraan dowladda dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here