DAAWO ” Telesom Waa Shirkad Umadu Wada Leedahay Ee Ha Lagu Deydo ..” Sh Aadan Siiro

0
782

Hargeysa (Dalmar-News):- Sh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland oo maanta ka hadlaayey madal lagu soo dhaweynaayey gudoomiyaha shirkada Telesom ,  oo maanta dalka dib ugu soo laabtey kadib abaal marin caalami ah oo uu dhawaan ku guuleystay .

Sh Aadan Siiro  ayaa shirkada Telesom ku amaanay horumar uu sheegay inay ku talaabsatey , isla markaana waxaa uu cadeeyey in Telesom ay tahay shirkad la wada leeyahay  haboon tahay na in lagu deydo .

Sidoo kale sh Aadan Siiro ayaa xukuumada ugu baaqay inay dhinac gasho oo ay ilaalisho shirkada Telesom oo uu ku sifeeyey shirkada magacii Somaliland meel dheer gaadhsiisay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here