DAAWO : Gudoomiyaha Telesom Oo Ka Dareen Celiyey Soo Dhaweyn Balaadhan Oo Hargeysa Loogu Sameeyey

0
587

DAAWO : Gudoomiyaha Telesom Oo Ka Dareen Celiyey Soo Dhaweyn Balaadhan Oo Hargeysa Loogu Sameeyey

Hargeysa (Dalmar-News):- Gudoomiyaha shirada isgaadhsiinta Teleson ayaa waxaa maanta madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa loogu sameeyey soo dhaweyn balaadhan taas oo ay ka qeyb galeen gudoomiyayaasha saddex xisbi qaran ee Somaliland

Gudoomiyaha Telesom ayaa dib ugu soo laabtey safar uu dhawaan ku tagay dalka South Africa halkaas oo lagu soo gudoonsiiyey abaal marin caalami ah oo uu ku guuleystay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here