DEG DEG : Waftigii Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saaka Hiirtii Ka Soo Kalahay Laascanood Iyo Halka Uu Ku Sii Jeedo .

0
596

DEG DEG : Waftigii Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saaka Hiirtii Ka Soo Kalahay Laascanood Iyo Halka Uu Ku Sii Jeedo .

Laascaanood (Dalmar-News):- Waftigii uu  hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi  oo xalay u hoyday magaalada Laascaanood ayaa saaka Hiirtii waabari ka soo baxay magaaladaasi

Waftiga oo dib u soo raacay wadada ka soo baxda Laascaanood ee soo aada dhinaca magaalada Caynaba ayaa la sheegay in uu ku sii jeedo  Gobalka Sanaag .

Qaban qaabo xoogan ayaa la sheegayaa in ay ka jirto degmaayinka hoos yimaada Gobalka Sanaag  , waxaana la filayaa inuu madaxweyne Biixi gaadho xarunta gobalka Sanaag ee Ceerigaabo

Waftiga Madaxweynaha ayaa saaka ku sugan isla markaana iminka ka qudbadeynaya  magaalada Gar Adag ee gobalka Sanaag

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here