Doon Siday Muhaajiriin Oo Ku Qaraqantay Dalka Turkey-ga Oo Ilaa Hadda La La’yahay .

0
598

Doon Siday Muhaajiriin Oo Ku Qaraqantay Dalka Turkey-ga Oo Ilaa Hadda La La’yahay .

Ra’isal wasaaraha dalka Singabuur Lii Xasiin  Loon ayaa ugu baaqay madaxda dawladdaha caalamka in la kala saaro siyaasadda iyo ganacsiga , laysuna furo suuqyadda adduunka .

Ra’isal wasaaraha ayaa hadalkan ka jeediyey shirka ururka wadamada Koonfur Barri Aasiya  oo ka furmay dalka Singabuur , waxaana shirkaasi kasoo qayb galay dawladdo badan oo ka kala socda wadamada qaaradda Aasiya iyo dalal kale oo adduunka ah.

Madaxda shirkan kasoo qayb gashay waxa kamid ah Ra’isal wasaaraha dalka Shiinaha Li Kiyaan  iyo madaxweyne ku xigeenka dalka Maraykanka Mayk Beenis , waxaana inta shirkaasi socdo lagu faaqidayaa arrimaah dhaqaalaha.

Shirkan ayaa kusoo beegmaaya iyada uu Maraykanku cuno qabatayn kusoo rogay dalka Iran , sidoo kalena uu khilaafaad dhaqaale soo kala dhex galay wadamada Maraykanka iyo Shiinaha oo labadoodaba ay madaxdoodii ugu saraysay shirka kasoo qayb gashay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here