Zohran Momdani “New York waa Magaalada Donald Trump ka dhigtay in uu noqdo waxa uu maanta yahay”
Zahran Mamdani oo ku guulaystay Duqa Magaalada New York ayaa fariin culus u diray Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo si wayn u diidanaa guushaas uu ku noqday muslimkii ugu horreeyay ee duq magaalo ka dhacday xarunta Qaramada Midoobay.
Guusha uu gaaray waxa uu Mamdani ku tilmaamay mid uu ku qab jabayo Donald Trump maadaama wax weliba uu sameeyay uu aamusin waayay codadka uu helay Ninkaan dhallinyarada ah ee sida wayn isku hayaan Hoggaamiyaha Dalkaas.
“New York waa Magaalada Donald Trump ka dhigtay in uu noqdo waxa uu maanta yahay, Magaaladaan waa tan qofka tusisa haddii uu yahay khiyaanoole, New York waxa ay noqon doontaa iftiinka Mugdiga Siyaasadeed” Sidaasi waxaa yiri, Duqa New York, Zohran Mamdani.























