Home WARAR Shiidhiga digniinta oo laga maqlay Baxrayn iyo dawladda oo baaq soo saartay

Shiidhiga digniinta oo laga maqlay Baxrayn iyo dawladda oo baaq soo saartay

0
74

Shiidhiga digniinta oo laga maqlay Baxrayn iyo dawladda oo baaq soo saartay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Baxrayn ayaa sheegtay in dalka laga shiday siidhiga digniinta si dadka loogu wargeliyo khataro jira.

Wasaaraddu waxay tiri: “Muwaadiniinta iyo dadka deggan dalka waxaa laga codsanayaa in ay is dejiyaan oo ay u guuraan goobta ugu dhow ee ammaan ah, isla markaana ay la socdaan macluumaadka laga helo ilo rasmi ah.”