Home Uncategorized Laascanood : Ganacsade Maxamed Jabuutaawi ayaa xabsiga loo taxaabay

Laascanood : Ganacsade Maxamed Jabuutaawi ayaa xabsiga loo taxaabay

0
348

Laascanood : Ganacsade Maxamed Jabuutaawi ayaa xabsiga loo taxaabay

Ganacsade Maxamed Jabuutaawi ayaa xabsiga loo taxaabay kaddib waaran qabasho ah oo ay usoo jartay Maxkamadda Gobolka Sool.

 

Isimada dhaqanka beesha Jaamac Siyaad oo uu hoggaaminayo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa saldhiga geeyey Jabuutaawi waxayna ku wareejiyeen Ciidamada Booliska.