Home WARAR Caruur ku dhintay waddanka Morocco ka dib markii uu ku qarxay xadhiga...

Caruur ku dhintay waddanka Morocco ka dib markii uu ku qarxay xadhiga lagu dabeeyo Telefoonnada gacanta lagu qaato.

0
330

Caruur ku dhintay waddanka Morocco ka dib markii uu ku qarxay xadhiga lagu dabeeyo Telefoonnada gacanta lagu qaato.

5 caruura ayaa ku dhintay waddanka Morocco ka dib markii uu ku qarxay xadhiga lagu dabeeyo Telefoonnada gacanta lagu qaato.

Shilkan ayaa ka dhacay magaalada Timaar oo u dhow caasimadda dalkaas ee Rabbaad iyada oo ubadka geeriyooday ay da’doodu u dhaxayso 3 ilaa 12 sano.