VIDEOWARAR DAAWO : Barkhad Batuun oo Hargaysa Kusoo bandhigay Cagaf Wayn oo ah Astaantisa Codbixinta By Dalmar News - May 25, 2021 0 666 FacebookXPinterestWhatsApp DAAWO : Barkhad Batuun oo Hargaysa Kusoo bandhigay Cagaf Wayn oo ah Astaantisa Codbixinta Murashax Baarlaman Gobolka Maroodijeex Mudane Barkhad Jaamac Batuun ayaa Magaaladda Hargaysa kuso bandhigay cududiisa taagero. Barkhad oo wata Astaantiisa Cagafta ayaa boqolaal Taagerayashisa ah la tagay beerta Xoriyada ee Hargaysa. Hoos ka Daawo Fah Faahin: Share this: Share on Facebook (Opens in new window) Facebook Share on X (Opens in new window) X Like this:Like Loading…