Home WARAR Wiil uu dhalay Qadaafi oo lagu sii daynaayo dammaanaad lacageed oo gaaraysa...

Wiil uu dhalay Qadaafi oo lagu sii daynaayo dammaanaad lacageed oo gaaraysa $11 Milyan

0
107
(FILES) -- Filer dated 16 February 2005 of Hannibal Kadhafi, one of the sons of Libyan leader Moamer Kadhafi, taken in his residence in Copenhagen. A Paris court sentenced the son of Libyan leader Moamer Kadhafi to a four-month suspended prison term for physically abusing his pregnant partner and carrying an unlicensed firearm, judicial sources said 25 May 2005. Hannibal Kadhafi, who did not attend the hearing in the French capital, was sentenced "for intentional violence on a vulnerable person, in this case his pregnant partner." AFP PHOTO SCANPIX MORTEN JUHL (Photo credit should read MORTEN JUHL/AFP/Getty Images)

Wiil uu dhalay Qadaafi oo lagu sii daynaayo dammaanaad lacageed oo gaaraysa $11 Milyan

Maxkamad ku taalla Dalka Lubnaan ayaa amartay in damaanad lagacageed lagu sii dayn karo Wiilka uu dhalay Hoggaamiyihii hore ee Liibiya Mucammar Qadaafi ee lagu magacaabo Hannibal Gaddafi oo muddo ku dhowaad 10 sano ku xirnaa xabsi gaar ah.

Garsoore katirsan Dalka Lubnaan ayaa amarkaan bixiyay si uu Hannibal dib ugu helo xorriyaddiisa maadaama waqti dheer uu xirnaa, waxaa lagu soo rogay xayiraad safar oo uusan meelna uga bixi Karin Dalkaas uu ku xiran yahay ee Lubnaan.

Wakaaladda Wararka Lubnaan ayaa sheegtay in go’aanka Damiinka ah ee kasoo baxay Xafiiska kiiskaan gacanta ku haya uu muujinayo sida ay u go’aansadeen sii daynta iyada oo la xadidayo dhaqdhaqaaqa wiilkaan uu dhalay Mucammar Qadaafi.