Home WARAR Trump Oo ku Hanjabay inuu ka Bixi-doono Xabad-joojinta Hadii ayna Xasam Joojin...

Trump Oo ku Hanjabay inuu ka Bixi-doono Xabad-joojinta Hadii ayna Xasam Joojin Dilka Kooxo Israel u Shaqeya

0
80

Trump Oo ku Hanjabay inuu ka Bixi-doono Xabad-joojinta Hadii ayna Xasam Joojin Dilka Kooxo Israel u Shaqeya

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu jebin doono xabadjoojinta u dhexeysa Israel iyo Xaaamas haddii kooxda Falastiin ay sii wado bartilmaameedsiga tuugada iyo dadka lagu eedeeyo inay la shaqeeyeen Israel ee Gaza.

“Haddii Xmz ay sii wadato inay dadka Gaza disho, taas ma ahayn heshiiska, uma furna door kale oo aan galno oo aan ku dilno,” ayuu yiri Trump.

Trump ayaa habeen hore u muuqday mid taageeray tallaabada Xamas ku disay koox ay ku sheegtay baaasiin, wuxuuna yiri: “Waxay baabi’iyeen kooxo aad u xun — arrintaas dhankayga kama xuma.”

Maanta dagaalyahanadu waxa ay qabteen hub culus, rasaas iyo dhaqaale loo waday kooxda Israel taageerto si ay mudo ugu dagaalamaan.