Ciidanka Dabdamiska Ceerigaabo ayaa damiyay Dab qabsaday Beer ku taala xaafada Shacabka ee magaaladaasi.

0
48

Ciidanka Dabdamiska Ceerigaabo ayaa damiyay Dab qabsaday Beer ku taala xaafada Shacabka ee magaaladaasi.

Ciidamada Dabdamiska Magaalada Ceerigaabo ayaa dabkaa ka hakiyay inuu ku Sii fido beerta inteeda kale.

Fadlan muwaadin ka digtoonow khatarta dabka, beeraha iyo kaymahana ka ilaali inaad dab ku shido ama sigaar ku tuurto, waxay keeni kartaa Dab weyn oo baabiiya deegaanka.

Hadii aad u baahato Gurmad degdeg ah Soo wac lambarka gurmadka degdega ah ee 990 shirkadaha Telesom Somtel iyo Soltelco.