Donal Trump oo doonaya isbedel maamul oo ka dhaca Iran iyo qiimaha shidaalka oo kacay

0
29

Donal Trump oo doonaya isbedel maamul oo ka dhaca Iran iyo qiimaha shidaalka oo kacay

Donald Trump ayaa carrabaabay suurto-gapnimada ah in isbeddel hoggaan uu ka dhaco Iiraan.

Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay in iyadoo aysan siyaasad ahaan saxsaneyn in la adeegsado erayga isbeddel hoggaan, hadii dowladda haatan ee Iiraan ay awoodi weyso inay sidaa sameyso, ay lagama maarmaan noqoneyso inuu isbeddel dhaco.