DAAWO:- Warbixintii Danjire Nicholas Haysom Uu Qaramada Midoobey Ka Siiyey Xaalada Somaliya Iyo Dagaalka Tuko-raq

0
565

DAAWO:- Warbixintii Danjire Nicholas Haysom Uu Qaramada Midoobey Ka Siiyey Xaalada Somaliya Iyo Dagaalka Tuko-raq

New York (Dalmar-News):- Ergeyga qaramada Midoobey u qaabilsan Dalka Somaliya ayaa golaha loo dhan yahay ee qaramada Midoobey uu war bixin ka siiyey xaalada ay Somaliya Mareyso isaga oo ka Hadley doorashadii magaalada Baydhabo

Sidoo kale Dajnire Nicholas Haysom ayaa waxaa uu ka Hadley dagaladii deeganka Tuko-raq ku dhex maray Somaliland iyo Puntland oo uu sheegay in xabad joojin laga gaadhey

Halkan Hoose  Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here