๐๐ก๐ข๐ซ ๐๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ฌ๐๐ข๐ ๐ ๐ฎ๐ ๐ ๐๐จ๐๐๐ ๐๐จ๐ ๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ข๐ก๐ข๐ข ๐ก๐จ๐ซ๐ ๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐
Shir muhiim, ayaa xarunta KULMIYE uga socda hoggaanka xisbiga iyo Madaxweynihii hore ee Qaranka, ahna Guddoomiyihii hore ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo maanta soo booqday xarunta xisbiga.
Shirkan oo uu shirguddoominayo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo ay wehelinayaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga, Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Md. Faysal Cabdiraxmaan Madar, ayaa wadahadal la xidhiidha arrimaha xisbigu dhexmaraya Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinayo Guddoomiye ku-xigeenka 4aad ee xisbiga Md. Maxamuud Xasan Sacad (Saajin).
Kulanka wixii ka soo baxa dhawaan ayaanu idinla wadaagi doonaa.
























