Thursday, October 1, 2026
Home WARAR Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jamhuurayada Somaliland ayaa maanta ansixiyey sadexdii xubnood ee ka...

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jamhuurayada Somaliland ayaa maanta ansixiyey sadexdii xubnood ee ka dhinaa Komishanka

0
518

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansaxiyay saddex xubnood oo ka tirsan guddida Doorashooyinka Somaliland kuwaas oo ay hore u diideen balse madaxweyne Biixi, dib ugu soo celiyay.

70 xildhibaan ayaa codka kalsoonida siiyay dhammaan xubnaha maanta la ansixiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here