Wax ka Ogow 14 Film Oo Bollywood Horror Cabsi Ah Kuwaaso Aadan Kaligaa Daawan Karin
Bollywoodka waxay sameyeen aflaam badan oo Horror ama cabsi cabsi ah balse waxaa ugu caansan misane cabsi saaid ah ay kusoo bandhigeen ilaa 14 film kuwaaso caan ah.
Waxaa qasab ah in aadan kaligaa daawanin hadii aad daawatona waa hubaal si dhaqsi ah kuma ilaaweysid oo habeenkaas oo dhan dareen iyo feejiknaan ayaa dareeme.
Daawadayaasha inta badan filmadan daawadeen waxay ku daawadeen tiyaat ama shileemo amaba guri xaafad la wada dhanyahay ugu yaraan xitaa hal qof kula daawanaayo.
Fadlan halkaan hoose kaga bogo 14-ka film ee sidaan weyn loo buun buuninaayo misane cabisda lagu sheegay ee ay Bollywoodka sameyeen dabcan qaar kamdi ah waad daawatay…
Raat-1992

1920-2008
Raaz-2002

Ragini MMS-2011
13 B-20009
Mahal-1949

Bees Saal Baad-1962

Horro Story-2013
Shaapit-2010

Ek Thi Daayan-2013

Bhoot-2003
Darna Mana Hai-2003

Kohraa-1964

Phoonk-2008






























