Thursday, August 20, 2026
Home WARAR Turkiga oo sii daayay Muwaadin Mareykan ah oo lagu Tuhmay in uu...

Turkiga oo sii daayay Muwaadin Mareykan ah oo lagu Tuhmay in uu Qeyb ka ahaa Afgambigii Dhicisoobay

0
737

Turkiga oo sii daayay Muwaadin Mareykan ah oo lagu Tuhmay in uu Qeyb ka ahaa Afgambigii Dhicisoobay

Dowlada Turkiga ayaa sii deysay muwaadin u dhashay Mareykanka oo lagu magacaabo Serkan Golge, kaasi oo ku dhowaad Sadexdii sano ee la soo dhaafay Xirnaa.

Golge oo asal ahaan u dhashay Turkiga ahna Seynis yahan ayaa lala xiriiriyay in uu qeyb ka ahaa Afgambigii dhicisoobay ee sanadkii 2016-kii Turkiga ka Dhacay.

Xariga ninkaan ayaa dhaliyay qilaaf xoogan oo u dhaxeeya Mareykanka iyo Turkiga oo labaduba bahwadaag ku ah isbaheysiga NATO.

Waa soo dhaweyneynaa in xornimadiisa uu helo Serkan Golge sidaasi waxaa warfidiyeenada u sheegtay afhayeenka waaxda arimaha Dibeda Mareykanka Morgan Ortagus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here