Trump oo qorsheenaya in Somaliland, Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo Magaalada Gaza

0
63

Trump oo qorsheenaya in Somaliland, Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo Magaalada Gaza

Warbixin ay soo saartay Israa’iil ayaa lagu sheegay in ay jirto soo jeedin saddex meelood la soo jeediyay in ay noqon karaan meelaha Trupm uu ka fakarayo in la geeyo Shacabka reer Falastiin ee laga barakicinaayo Gaza waxaana kamid ah Dalalka Morocco iyo Soomaaliya.

Sida lagu sheegay warbixin uu baahiyay TV-ga Channel 12 ee Israa’iil fiidnimadii Arbacada, dalalka lagu tixgalinayo inay aqbalaan soo jeedinta Trump waa Morocco, iyo Soomaaliya gaar ahaan Maamulka Puntland iyo Jamhuuriyada Somaliland maadama ay wadamadaan ay badankoodi suniiyiin yihiin waxaa fudud inay aqbalaan