Home WARAR Madaxweyne Biixi Oo Ka Dalbaday Xisbiyada Mucaaradka Iyo Golaha Guurtida Inay Soo...

Madaxweyne Biixi Oo Ka Dalbaday Xisbiyada Mucaaradka Iyo Golaha Guurtida Inay Soo Gudbiyaan Magacyada Xubnaha Guddiga Cusub Ee Doorashada

0
636

Madaxweyne Biixi Oo Ka Dalbaday Xisbiyada Mucaaradka Iyo Golaha Guurtida Inay Soo Gudbiyaan Magacyada Xubnaha Guddiga Cusub Ee Doorashada

Hargeysa(Dalmar-News)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa dalbaday in la soo dhiso guddiga cusub ee doorashooyinka.

Madaxweyne Biixi ayaa 25 august wuxuu qoraal u diray golaha guurtida iyo labada xisbi mucaarad, isagoo ka dalbaday inay u soo gudbiyaan xubnaha cusub ee guddiga doorashooyinka qaranka, “Si waafaqsan” ayuu yidhi xeerka doorashooyinka madaxtooyada iyo goleyaasha deegaanka xeer lr 20/2001.

Guddiga doorashada ee wakhtigan xilka haya ayaa wuxuu muddo xileedku kaga eegyahay bisha November ee sannadkan. Lama oga jawaabta ay weli ka bixiyeen xisbiyadu dalabka Madaxweynaha.

 

Src: Geeska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here