Home WARAR Madaxweynaha Somaliland oo Cafis Guud u fidiyey ๐Ÿ”๐ŸŽ๐Ÿ— ๐Œ๐š๐ฑ๐›๐ฎ๐ฎ๐ฌ

Madaxweynaha Somaliland oo Cafis Guud u fidiyey ๐Ÿ”๐ŸŽ๐Ÿ— ๐Œ๐š๐ฑ๐›๐ฎ๐ฎ๐ฌ

0
17

Madaxweynaha Somaliland oo Cafis Guud u fidiyey ๐Ÿ”๐ŸŽ๐Ÿ— ๐Œ๐š๐ฑ๐›๐ฎ๐ฎ๐ฌ

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), maanta oo ay taariikhdu tahay 06 July 2026, isaga oo gudanaya awoodaha uu Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland u xil saaray Madaxweynaha, waxa uu Cafis Guud u fidiyey ๐Ÿ”๐ŸŽ๐Ÿ— ๐Œ๐š๐ฑ๐›๐ฎ๐ฎ๐ฌ oo ku xukunnaa dambiyo fudud.