Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo dib ugu soo laabtay Garowe

0
574

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo dib ugu soo laabtay Garowe

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Denni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay dalka kadib safar uu ugu maqnaa dalka dibaddiisa.

Wafdiga uu horkacayay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa waxaa garoonka diyaaradaha General Maxamed Abshir ee Garoowe ku soo dhoweeyey xubno ka tirsan golaha wasiirada Puntland, Baarlamaanka iyo Maamulka degmada.

Afhayeenka madaxtooyada Puntland Jaamac Debarani oo soo dhoweynta ka dib warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha Garowe isagoo ka warbixiyay safarka Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here