Home WARAR Labada Xisbi Ee UCID Iyo Kulmiye Oo Heshiis Ka Gaadhay Arimaha Doorashooyinka...

Labada Xisbi Ee UCID Iyo Kulmiye Oo Heshiis Ka Gaadhay Arimaha Doorashooyinka Iyo Xisbiga Waddani Oo Aan Qeyb Ka Aheyn .

0
995

Labada Xisbi Ee UCID Iyo Kulmiye Oo Heshiis Ka Gaadhay Arimaha Doorashooyinka Iyo Xisbiga Waddani Oo Aan Qeyb Ka Aheyn .

Hargeysa  (Dalmar-News):- Labada xisbi ee Kulmiye Iyo UCID ayaa waxaa ay  maanta shaaciyeen in uu gabi ahaanba fashilmay shirkii mudo sanad ah u socdey  saddex xisbi ee Somaliland sidaas awgeed-na ay labadooda xisbi ee UCID iyo Kulmiye ay gaadheen heshiis ka kooban lix qodob

No photo description available.
Image may contain: text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here