VIDEOWARAR ”kuwiina ayaanu qafaalanayna Markaasan Maxaabis Isdhaafsanayna” Hanjabaada Dhalinyarada Laas Caanod By Dalmar News - July 9, 2021 0 585 FacebookXPinterestWhatsApp ”kuwiina ayaanu qafaalanayna Markaasan Maxaabis Isdhaafsanayna” Hanjabaada Dhalinyarada Laas Caanod Qaar kamid ah dhalinyarada Laas Caanod oo la hadlay warfidiyeenada ayaa ku baaqay in xabsiga laga sio daayo Afhayeenka beeaha Daarod iyo dhalinyaro loo xidh xidhay calanka Soomaliya. Dhalinyaradan ayaa ku baaqday hadii lasii dayn waayo afhayeenka in ay qafaalan doonan dad u dhigma. Share this: Share on Facebook (Opens in new window) Facebook Share on X (Opens in new window) X Like this:Like Loading…