Gudoomiye Ciro Oo Cisbitalka Ku Booqdey Fanaanada Maryan Mursal

0
446

Gudoomiye Ciro Oo Cisbitalka Ku Booqdey Fanaanada Maryan Mursal

Hargeysa (Dalmar-News):- Gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu saaka cisbitalka Royal ee Magaalada Hargeysa uu ku booqdey fanaanada Maryan Mursal Ciise Bootaan oo maalmihii u danbeeyey xaalad caafimaad u taalay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here