DAAWO : Siyaasi Cabdilaahi Geeljire Oo Iminka Ka Hadley Kulanka Madaxweyne Muuse Biixi La Yeeshay Madaxweyne Mustafe Cagjar
Hargeysa (Dalmar-News):- Siyaasi Cabdilaahi Jaamac Cismaan ayaa waxaa uu ka Hadley ย doodii dhawaan ka dhacday dalka Jabuuti ee u dhaxeysay Somaliland iyo Somaliya .
Sidoo kale Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire ayaa waxaa uu soo dhaweeyey kulanka uu maanta madaxweyne Muuse Biixi ย magaalada Wajaale kula yeeshay madaxweynaha deeganka Somalida Itoobiya Md Mustafe Cagjar
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaaalka Warkan























