Ciidamada iyo bannaanbaxayaasha Pakistan oo isku dhacay
Ciidamada la geeyay caasimadda Pakistan ayaa dadka u adegsanaya rasaasta ilmada keenta si ay ukala eryaan bannaabaxayaasha taageersan raysal wasaarihii hore ee Pakistan Cimraan Khaan.