DAAWO : Qaabkii uuu Guddoomiyaha Telesom Ugu Guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika+SAWIRO

0
685

DAAWO : Qaabkii uuu Guddoomiyaha Telesom Ugu Guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika+SAWIRO

Hargeysa (Dalmar-News):- Guddoomiyaha Shirkadda Telesom, Mr. Abdikarim Mohamed Eid (CEO) ayaa ku guuleystay abaalmarinta “Hoggaamiyaha Ugu Wanaagsan Afrika” ee Hurumarinta   Isgaadhsiinta & Teknoolajiyadda.

Abaalmarintan oo 14-kii November 2018 lagaga dhawaaqay Shirweynaha AfricaCom oo ay isugu yimaadaan in ka badan tobanaan kun oo qof oo ka socda Shirkadaha Teknoolajiyadaha & Isgaadhsiinta ee Caalamka oo ku qabsoomay Magaalada Cape Town ee dalka South Afrika.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here