Wednesday, July 22, 2026
Home WARAR Somaliland Maxay Ka Tidhi Abaal Marinta Caalamiga Ah Ee Uu Ku Guuleystay...

Somaliland Maxay Ka Tidhi Abaal Marinta Caalamiga Ah Ee Uu Ku Guuleystay Gudoomiyaha Shirkada Telesom ?

0
974

Somaliland Maxay Ka Tidhi Abaal Marinta Caalamiga Ah Ee Uu Ku Guuleystay Gudoomiyaha Shirkada Telesom ?

Hargeysa (Dalmar-News):- Wasaarada Tikloojiyada Somaliland ayaa waxaa ay ka hadashey abaal balin caalami ah oo habeenkii xalay aheyd uu ku guuleystay gudoomiyaha Shirkada Telesom Abdikariim Maxamed Iid , waxaana ay Somaliland sheegtay in ay abaal marintaas ku hanbalyeynayso

Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxafadeedka Wasaarada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here