Home WARAR Iran Iyo Maraykanku Maxay Ku Kala Seexdeen Xalay, Saakana Ku Waabariisteen

Iran Iyo Maraykanku Maxay Ku Kala Seexdeen Xalay, Saakana Ku Waabariisteen

0
138

Iran Iyo Maraykanku Maxay Ku Kala Seexdeen Xalay, Saakana Ku Waabariisteen

Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka Friedrich Merz ayaa ka digay halista koror milatari oo ka dhici kara Bariga Dhexe ka hor wada-hadallada Mareykanka iyo Iiraan.

Merz ayaa wariyeyaasha ugu sheegay caasimadda Qatar ee Doha shalay in cabsida dagaal cusub ay si weyn u hareysay wada-hadalladii uu la yeeshay intii uu safarka ku marayay dalalka Khaliijka.

“Waxaa si weyn loo muujiyay walaac ku saabsan in colaadda Iiraan ay sii xumaato,” ayuu yiri hoggaamiyaha Jarmalka.