Saturday, September 26, 2026
Home WARAR Wasiiro iyo madax kale oo ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay...

Wasiiro iyo madax kale oo ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka Chana

0
209

Wasiiro iyo madax kale oo ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka Chana

Madaxweynaha Nigeria, Bola Tinubu, ayaa sheegay in dhacdadani tahay mid xanuun badan, wuxuuna tacsi u dirays shacabka iyo dwladda Chana.

Madaxweynaha Sierra Leone ayaa isna yiri: “Dadka Sierra Leone waxay garab taagan yihiin shacabka Ghana xilligan murugada leh.”

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mahmoud Ali Youssouf, ayaa shilka ku tilmaamay masiibo qaran, wuxuuna tacsi u diray dhammaan dadkii ku dhintay.

Dowladda Ghana waxay shaacisay in hoos loo dhigay calankaasi, waxaana la baaraya waxa rasmiga ah ee sababay shilka diyaaradeed.