Cudur loo maleynayay in laga cirib-tiray Mareykanka oo dib uga soo laba-kacleeyay

0
115

Cudur loo maleynayay in laga cirib-tiray Mareykanka oo dib uga soo laba-kacleeyay

Kiisaska jadeecada ayaa laga soo sheegay 38 gobol iyo Degmada Columbia sanadkan. Ugu yaraan saddex qof ayaa u dhintay xanuunka, 155 kalena waxay ku jireen cisbitaal.

Inta badan kiisaska jadeecada โ€“ 92% โ€“ waxay ay haleeleen dadka aan la tallaalin ama xaaladooda tallaalka aan la garanayn, sida ay sheegtay Xarumaha Xakamaynta Cudurrada (CDC)