Iran oo fulisay mowjado dilal iyo xadhig isugu jira ka dib dagalkii Israa’iil

0
33

Iran oo fulisay mowjado dilal iyo xadhig isugu jira ka dib dagalkii Israa’iil

Maamulka Iran ayaa fuliyay mowjado xarig iyo xukuno di loo kala kuwaas oo lagu fuliyay dad looga shakiyay inay xiriir la leeyihiin hay’adaha sirdoonka Israa’iil, kaddib dagaalkii dhawaan dhexmaray labada dal.

 

Arrintan ayaa timid ka dib markii ay tallaabadan hogaamiyeyaasha dalkaas ku tilmaameen inay tahay mid aan hore loo arag oo ay ku soo xad-gudbeen laamaha ammaanka Iran isla markaana ay ku kaceen wakiillo Israa’iiliyiin ah.