Dalalka Masar iyo Eritrea oo Kulan dag dega yeeshay kadib kulankii Xasan sheekh iyo Abiy Ahmed ku dhex maray Muqdisho.

0
19

Dalalka Masar iyo Eritrea oo Kulan dag dega yeeshay kadib kulankii Xasan sheekh iyo Abiy Ahmed ku dhex maray Muqdisho.

Dalalka Masar iyo Eritrea oo kulan ku yeeshay magaalada Asmara ayaa sheegay in aanay Badda cas Ammaankeeda ku lug yeelan karin dal aan qayb ka ahayn dalalka ku teedsan xeebtaas.

Hadalkan ayaa u muuqda mid labadan dal ay kaga shakisan yihiin kulankii Xasan sheekh iyo Abiy Ahmed ku dhex maray Muqdisho.

Madaxweynaha Somalia ayaa hore isbahaysi ula sameeyay labadan dal ee Masar iyo Eritrea ka hor intii aanay heshiinin Somalia iyo Itoobiya.