HARGEISA: Tirada dadka laga helay Xannuunka cancerka oo la shaaciyaay

0
58

Tirada dadka laga helay Xannuunka cancerka oo la shaaciyaay

Hargeisa Group Hospital Waaxdeeda Baadhista Cancerku (Pathology) Waxay baadhitaan ku samaysay 680 bukaan cadadkii laga qaaday tiiyoo laga baadhayay xanuunka cancerka, Waxaa laga helay 182 bukaan xanuunka Cancerka.
Tirada bukaanada laga helay xanuunka cancerka 100ka mid ahi waa dumar, halka 82 kamid ahina Rag yihiin.
Nooca ugu badan ee xanuunka ee laga helay waaka ku dhaca Hunguri caska (Esophagus), Halka nooca labaad ee ugu tirada badani yahay ka kudhaca Naasaha (Breast cancer).