Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Kulan La Yeelanaya Dhiggiisa Isaias Afwerki

0
344

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Kulan La Yeelanaya Dhiggiisa Isaias Afwerki

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay gaaray Magaalada Asmara ee Caasimadda dalka Ereteriya ayaa Maanta kulan la yeelan doona dhiggiisa dalkaas Ereteriya Isaias Afwerki.

Kulanka labada Madaxweyne ayaa waxaa looga hadli doonaa Arrimo kala duwan oo ku aadan xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga, sida lagu shaaciyay Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.


HomeWarar
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Kulan La Yeelanaya Dhiggiisa Isaias Afwerki
On Jul 10, 2022

Share
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay gaaray Magaalada Asmara ee Caasimadda dalka Ereteriya ayaa Maanta kulan la yeelan doona dhiggiisa dalkaas Ereteriya Isaias Afwerki.

Kulanka labada Madaxweyne ayaa waxaa looga hadli doonaa Arrimo kala duwan oo ku aadan xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga, sida lagu shaaciyay Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.

RELATED POSTS
Magaalada Muqdisho Iyo Gobolada Dalka Oo Maalintii Labaad Laga Ciidayo

Jul 10, 2022
Dhageyso:-Warka Subaxnimo Ee Radio Dalsan 10/07/2022

Jul 10, 2022
Dhageyso:- Warka Habeen Ee Radio Dalsan 9/07/2022

Jul 9, 2022
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo afar maalmood qaadanaysa ku joogaya Magaalada Asmara, warar la helayo ayaa sidoo kale sheegaya in safarka Madaxweynaha uu la xiriiro arrimaha ciidamadii tababarka loogu qaaday Ereteriya labo sano ka hor oo war iyo wacaalkooda muddo la la’aa.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii uu xafiiska yimid bilaabay safarro dalka dibaddiisa ah kuwaasi oo looga dan leeyahay xoojinta iskaashiga ay Soomaaliya la leedahay caalamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here