Natiijadda Hor-dhaca Ee Golaha Deegaanka ıyo Golaha wakıılada Ee Degmadda Burco

0
295

Natiijadda Hor-dhaca Ee Golaha Deegaanka Ee Degmadda Burco

Natiijadda Hor-dhaca Ee Golaha Deegaanka Ee Degmadda Burco Ee Gobolka Togdheer Oo Hadda Lagu Dhawaaqay.

Waxa Saddexda Xisbi Qaranka U Kala Heleen Sidatan:–

1- Xisbiga WADDANI 5.
2- Xisbiga KULMIYE 4.
3- Xisbiga UCID 4.

Degmadda Burco Waa Degmo A-ya Golaheedda Deegaankuna Waa 13 Kursi.

 

Natiijada hor-dhaca ah, Gollaha Wakiiladda
Gobolka Tog-dheer. Waxa ay u kala heleen:
1.Waddani: 7 Xil-dhibaan
2. Kulmiye: 4 Xil-dhibaan
3. UCID: 4 Xil-dhibaan.
Wadarta Guud ee Xil-dhibaannada Golaha Wakiillada ee Gobolka Tog-dheer waa 15 Xubnood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here