Markab Nooca Xamuul Qaada Oo Ku Degay Deked Iyo Xog Laga Helay

0
374

Markab Nooca Xamuul Qaada Oo Ku Degay Deked Iyo Xog Laga Helay

Saraakiisha dalka Yemen ayaa sheegay in Markab ay QM leedahay uu ku degay Dekedda magaalladda Xudeydah ee kaabiga kuhaysa Badda Cas.

Ugu yaraan hal qof aya ku geeriyooday Markabkaasi oo degay xilli laga dejinayey shixnadii uu waday.

Ma cadda sababaha uuu quusay Markabkaasi, balse, Saraakiisha waxay sheegeen inuu Markabku ahaa mid duug ah oo muddo dheer shaqeynayey.

Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP kama aysan jawaabin shilka ku yimid Markabkii u waday Shixnadda Samafalka ee ku degay Dekedda Xudeydah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here