“Markii aanu Ishelnay Ayaan Anigu Wax Noqday”Jilaa Jawaan ayaa Sidasi Yidhi

0
364

“Markii aanu Ishelnay Ayaan Anigu Wax Noqday”Jilaa Jawaan ayaa Sidasi Yidhi

Jilaa Jawaan oo ahaa Saaxibka ugu dhaw ee Allaha u naxariiste Marxuum Sooran ayaa isaga oo nool ka hadlay sida uu u ahaa Garabkiisa.

“Markii aannu is helnay isaga ayaan anigu wax noqday. Isagu markii hore ba fankuu ahaa laakiin anigu La’aantii waxba ma aan noqdeen. Waa nin aannu isu baahanahay, oo daqiiqad saacad, gelin, maalin, bil iyo sanad ba aanan kala maarmin. Waa saaxiibkaygii qaaliga ahaa oo aannu isku tiirsanahay” Jawaan ayaa sidan sheegay Sooraan oo nool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here