Muuse iyo Cirro ayaa ku tartamaya qabyaaladda, Madaxweynuhu malaa wuu igu riyoodey ee anigu badow Kumaan sheegin”. Faysal Cali Waraabe

0
378

Muuse iyo Cirro ayaa ku tartamaya qabyaaladda, Madaxweynuhu malaa wuu igu riyoodey ee anigu badow Kumaan sheegin”. Faysal Cali Waraabe

“Madaxwaynaha iyo Warbaahintuba way igu Riyoodeen” Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe.

“Madaxwaynuhu shalay iyo darraad wuxuu sheegay in aan badaw ku sheegay, waan ka xumahay kalmadaa maan odhan, Malaha wuu igu riyooday, Warbaahintuna way igu riyootaye hadalkaas maan odhan”

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta ka hadlayay Fagaaraha Beerta Xorriyadda ee Hargeysa, oo xisbigiisu kusoo bandhigay bannaanbaxa maalinta ugu dambaysa olalihiisa.

HOOS KA DAAWO :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here