Turkiga oo Diyaarada Bayraqdar ka iibiyay Dalkii ugu horreeyey ee Ka Tirsan Gaashanbuurta NATO

0
457

Turkiga oo Diyaarada Bayraqdar ka iibiyay Dalkii ugu horreeyey ee Ka Tirsan Gaashanbuurta NATO

Dawladdaha Turkiga iyo Bolan ayaa waxa ay kala saxiixdeen heshiis dalka Bolan lagaga iibinayo 24diyaaradood oo ah Nooca Turkigu soo saaro ee Bayraqdar.

Munaasibada heshiiskasi lagu kala saxiixanayay ayaa waxa goob joog ka ahaa Madaxwayne Erdogan iyo dhigiisa dalkaasi.

https://www.youtube.com/watch?v=pRqsIkIFetQ

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here