Maxkamadda gobolka Togdheer ayaa maanta gubtay surwaal uu xidhnaa nin maxkamadda yimid.
Wararka ka imanaya magaalada Burco ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Togdheer oo amray in laga bixiyo oo lagubo ni Surwaalka ay lugaha dal-daloolo ku lahaa lasoo galay gudaha maxlamada, iyadoo guddoomiyaha maxkamaddu Muuse Dhoolayare uu sheegay in surwaalkani uu liddi ku yahay anshaxa iyo dhaqanka.