DAAWO : Xukuumada Somaliland Oo Aqbashey Cabasho Ay U Soo Gudbisay Shirkada Dp World
Hargeysa (Dalmar-News):- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in xukuumadiisu ay aqbashey isla markaana ay ka garowdey cabasho ay u soo gudbisay shirkada Dp World oo aheyd lacago ay ku kordhisay adeeg-yada ay dekada Berbera shirkadu ka qabato
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan