Ruushka oo ku dhawaaqay in uu joojiyay heshiiskii xakameynta hubka Nuclear-ka uu kula jiray Mareykanka

0
633

Ruushka oo ku dhawaaqay in uu joojiyay heshiiskii xakameynta hubka Nuclear-ka uu kula jiray Mareykanka

Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisa uu ka baxay heshiiskii Xakameynta hubka oo horay ula galay Mareykanka.

War saxaafadeed ka soo baxay aqalka looga arimiyo Ruushka ee Kremilin ka ayaa lagu sheegay in la hakiyay heshiiskii Nuclear-ka.

Xukuumada Moscow ayaa dhanka kale ku eedeysay Washington in ay ku xad gudubtay heshiiskii labada dal horay u gaareen.

Bishii Febraayo ayey aheyd markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu sheegay in dalkiisa uu joojiyay heshiiskii hubka ee sanadkii 1987-dii uu lq galay Ruushka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here