DEG DEG : Maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex Oo Go,aan Ka Soo Saartey Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees

0
1450

DEG DEG : Maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex Oo Go,aan Ka Soo Saartey Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees

Hargeysa (Dalmar-News):- Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka go,aan ka soo saartey Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ay xabsiga dhigtey isla markaana xidhnaa Muddo 42 cisho

Maxkamada ayaa saaka ku dhawaaqdey in Abwaan Cabdiraxmaan Abees ay ku weyday dhamaan eedeymaha iyo danbiyada  ay xeer ilaalintu ku soo oogtey isla markaana ay dib xoriyadiisa ugu soo celisay

Xukunka Maxkamada ayaa waxaa racfaan ka qaatey Xeer ilaalinta Somaliland oo iyadu danbiga ku soo oogtey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here