DEG DEG : Xisbiga UCID Iyo Kulmiye Oo Mawqif Mideysan Ka Soo Saarey Arimaha Doorashoyinka+MUUQAAL
Hargeysa (Dalmar-News):- Masuulyiin ka kala socotey xisbiyada UCID Iyo Kulmiye oo maanta warbaahinta la Hadley waxaa ay mawqif mideysan ka soo saareen wada hadaladii u socdey xisbiyada Somaliland eek u saabsanaa arimaha doorashooyinka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan