Hargeysa (Dalmar-News):- Guddida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay go,aan xisbi ka soo saaren dib u dhaca doorashooyinka iyaga oo sheegay inay aad uga xun yahiin dib u dhacaas , isla markaana waxaa ay dib u dhaca doorashooyinka ku sifeyeen mid astaan u noqotey xukuumadihii kala danbeeyey
War Saxaafeedeedkan oo uu ku saxeexan yahay xoghayaha xisbiga Waddani ayaa waxaa uu u dhignaa sidan