Home WARAR Wasiirka Hawlaha Guud Oo Muddo Tobaad Ah Cisbitaalka Ku Jira Iyo Madaxweyne...

Wasiirka Hawlaha Guud Oo Muddo Tobaad Ah Cisbitaalka Ku Jira Iyo Madaxweyne Biixi Oo Aan Booqan !!

0
860

Wasiirka Hawlaha Guud Oo Muddo Tobaad Ah Cisbitaalka Ku Jira Iyo Madaxweyne Biixi Oo Aan Booqan !!

Hargeysa (Dalmar-News):-Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo guryenta Somaliland Md Cabdirashiid Qanbi ayaa muddo ka badan  Todobaad ku xanuusanaayey magaalada Hargeysa isla markaana u kala dhaxeeyey oo yaalay Marna Cisbitalka International  Iyo Gurigiisa .

Wasiirka oo xalay dib loogu soo celiyey Guriiga ayaa maanta dib loogu celiyey Cisbitalka International oo uu markii hore yaalay , kadib markii xaaladiisa caafimaad ka soo reyn weyday , alleh ha caafiyee.

Madaxweynaha Somaliland oo shalay Cisbital Haldoor ee magaalada Hargeysa ku booqdey Wasiirka Caafimaadka oo isna xaalad caafimaad u  yaala ayaan booqanin wasiirka Hawlaha Guud oo isna Markaas xanuun u jiifay .

 

Lama Garan Karo Sababta uu madaxweyne Biixi ii wasiiradiisa Xalaada Caafimaad u kala yaala cisbitaalada Hargeysa uu mid ka mid ah u booqdey , halka mid kale-na uu u booqan waayey

Sidoo  kale warar soo gaadhay shabakada Ilaysnews.com  waxaa ay sheegayaan in isla saaka cisbitalka Haldoor uu wasiirka caafimadka   ku booqdey madaxweyne  ku xigeeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here